Israa’iil iyo Maraykanka oo xoojinaya iskaashiga la dagaalanka tahriibinta iyo dambiyada dhaqaale
Israa'iil iyo Maraykanka oo xoojinaya iskaashiga ka hortagga tahriirinta iyo dambiyada dhaqaale, iyagoo samaynaya Hay'ad Cusub oo La-socodka Ganacsiga si loo falanqeeyo xogta ganacsiga loogana helo khiyaamo.
