Israa’iil Waxay Ka Shaqaynaysaa Sidii Loo Hagaajin Lahaa Xaaladda Gaadiidka Magaalooyinka Carabta
Wasaaradda Gaadiidka Israa'iil ayaa hagaajinaysa badqabka waddooyinka ee 35 magaalo oo Carab ah iyadoo la dhigayo calaamado cusub oo taraafikada ah, taasoo qayb ka ah dadaal guud oo socda sanadkan 2023.
