Madaxweynaha Argentine, Milei, ayaa booqanaya Israa’iil si uu uga qayb qaato xafladaha maalinta xorriyadda oo dhici doonta 19-22 Abriil
Madaxweynaha Argentine Javier Milei ayaa booqan doona Israa'iil munaasabadaha maalinta xorriyadda oo soconaysa Abriil 19-22, taasoo noqonaysa safarkiisii saddexaad ee dalkaasi.
