Nin ayaa ku dhintay, laba kalena waa ku dhaawacmeen weerar gantaalo oo Iran ka geysatay bartamaha Israa'iil
Nin da'diisu tahay 40 sano jir ah ayaa ku dhintay, laba kale oo kale na waa ay ku dhaawacmeen weerar gantaal oo ay soo qaadeen Iiraan oo ka dhacay goob wax-soo-saar ah oo ku taalla bartamaha Israa'iil maanta.
