Shirkad Israa’iili oo dhanka Bayooteknoolojiyada ah oo la yiraahdo CollPlant ayaa iibsatay shirkad dhanka tiknoolojiyada casriga ah oo la yiraahdo LightSolver
Shirkadda Israa'iili ee CollPlant oo ka shaqaysa bayooteknooloojiyada ayaa la wareegtay shirkadda tignooloojiyada sare ee LightSolver, oo ay aasaaseen fisigistayaal ka tirsan Machadka Weizmann, si ay horumar ugu samayso kombuyuutarrada iftiinka.
