Maxkamadda Sare ee Israa’iil oo joojisay baaritaanka meydadka carruur ka dhintay musiibo xannaanadeed oo ka dhacday Yeruusaalem
Maxkamadda Sare ee Israa'iil oo hor istaagtay baaritaanka meydadka gabdho yar yar oo ka yimid xanaanada carruurta ee Yeruusaalem, iyadoo ku sababtay diin.
