Lamaanayaal Falastiiniyiin ah oo iska dhigay Israa’iili, kana dhacay Dowladda
Lamaanay Falastiiniyiin ah ayaa lagu soo bandhigay inay si khiyaano ah uga dhaceen dawladda Israa'iil in ka badan 1 milyan oo shekel iyagoo isticmaalayay aqoonsi la xaday iyo guur been abuur ah.
