Xukun lagu riday nin dilay qof kale oo ay isku maandhaaf
Nin ayaa lagu xukumay 19 sano oo xadhig ah ka dib markii uu dilay nin kale oo uu la murmay arrin la xiriirta converter la xaday. Marxuumka ayaa ku tiirsanaa oxygen.