Madaxweynaha Israa’iil oo bilaabay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Kazakhstan
Madaxweynaha Israa'iil Isxaaq Hersog ayaa gaaray magaalada Astana si uu u soo guto booqasho rasmi ah, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweyne Tokayev si loo xoojiyo xiriirka iyo looga wada hadlo ganacsiga, oo ay ku jirto ganacsiga tooska…
