Saraakiil Israa’iili oo markii ugu horreysay shaqaale u soo xulay Hindiya
Wasaaradda Dhismaha iyo Guryeynta Israa'iil waxay maanta bilowday inay qiimeyso 1,200 shaqaale dhismaha ah oo laga soo doortay magaalada Kanpur ee dalka Hindiya, iyadoo ujeedadu tahay inay ballaariso xirfadlayaasha.
