Ciidamada Israa’iil Oo Dhowr Gantaal Oo Diyaar U Ah In La Rido Ka Helay Koonfurta Lubnaan
Ciidanka Israa'iil ee koonfurta Lubnaan ayaa helay qalabka wax lagu rido ee Xisbulah, kuwaas oo ay ku jiraan tobannaan gantaal oo diyaar u ah in la rido, iyo sidoo kale hub iyo qalab dagaal.
