Madaxweyne Hersog oo kula kulmay Madaxa Shirkadda Nvidia Jensen Huang Davos
Isaaq Hersog iyo Madaxa Nvidia oo ka wada hadlay sii-daynta Maxaabiis iyo Maalgashi cusub Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, ayaa la kulmay Madaxa Fulinta Shirkadda Nvidia, Jensen Huang, magaalada Davos, waxaana ay ka wada hadleen sii-daynta Avinatan Or oo…





















