Laba Argagixiso Lagu Qabtay Hawlgal Ka Dhacay Jeniin
Ciidamada Israa'iil ee ka howlgala Jeniin ayaa xiray laba ka tirsan ururka Jihaadka Islaamka oo ku lug lahaa falal argagixiso oo hore, iyagoo qabtay agab dagaal intii lagu guda jiray howgal ballaaran.
