Shirkad Israa’iili ah oo lagu magacaabo D-Fend ayaa ku guulaysatay qandaraas lagu sugayo ammaanka xarun iyo garoon kubadeed oo ku yaal Alabama.
Shirkad Israa'iili ah oo lagu magacaabo D-Fend Solutions ayaa nidaamkeeda EnforceAir u adeegsan doonta inay ammaanka ka ilaaliso jaamacadda Alabama iyo dhacdooyinka waaweyn ee isboortiga, si looga hortago hanjabaadaha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
