Axad, 10 May 2026

Istanbuul

Amniga 1 bil ka hor

Israa’iil Waxay Xaqiijisay In Konsoladiisa Istanbul Aan La Joogin Shaqaale Xilligii Dhacdada

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa xaqiijisay in xafiiskeeda Qunsuliyadda ee magaalada Istanbul uu baneeynaa xilligii uu dhacay weerar rasaaseed oo lagu dilay saddex ruux oo la tuhunsan yahay inay weerarka geysteen, halka laba boolis ahna ay ku dhaawacmeen.