Yeruusaalem Saraakiisha Booliska Degmada ayaa gaaray goobta waxaana ay ka shaqeynayaan sidii ay u xaqiijin lahaayeen goobta iyo in dadka rayidka ah laga fogeeyo ilaa iyo inta ay gawaarida ka nadiifinayaan khuburada qaraxyada.