Hoggaamiyeyaasha Israa’iil oo ku tilmaamay ‘Faylo’ weerarkii Sydney ee Xanuukah
Hogaamiyeyaasha Israa'iil waxay cambaareeyeen weerarkii naxdinta lahaa ee lagu qaaday Sydney, iyagoo muujiyay inay la garabtaagan yihiin ka dib markii koox hubaysan ay rasaas ka rideen xaflad ka dhacday xeebta Bondi. Madaxweyne Hersog






















