Ciidamada Badda Israa’iil iyo kuwa Maraykanka oo dhammaystiray Jimicsi Wadajir ah oo la yiraahdo ‘Intrinsic Defender’
Ciidamada Badda Israa'iil iyo kuwa Maraykanka oo dhammaystay tababar wada jir ah oo la yiraahdo 'Intrinsic Defender' oo ka dhacay Badda Dhexe iyo Badda Cas, taasoo lagu xoojinayo amniga badda iyo iskaashiga hawlgallada.
