Laba Israa'iili oo u dhashay Uzbekistan oo lagu dilay Gantaalo, Booliska oo sheegay in la isticmaalay Qaraxyo-gura EXCERPT: Booliska Israa'iil ayaa sheegay in laba muwaadin oo Israa'iili ah oo u dhashay dalka Uzbekistan
Col. Jonathan Raz ayaa xaqiijiyay in laba shaqaale oo Israa'iili iyo Uzbek ah lagu dilay duqeyn gantaallo oo Iiraan ka geysatay magaalada Yehud ee bartamaha Israa'iil, iyadoo la adeegsaday gantaallada nooca cluster.
