Israa’iil Waxay U Magacawday Safiirkeedii Ugu Horreeyay Oo Joogto Ka Ahaada Slovenia
Israa'iil waxay furatay safaaradeedii ugu horreysay ee Slovenia, waxayna u magacawday Ruuth Cohen-Daar safiirka joogtada ah ee dalka Yurubta ah.