Khamiis, 25 Juun 2026

Israa’iil Waxay Aqbashay Danjirkii Ugu Horreeyay Ee Somaliland

Siyasadda 4 bilo ka hor

Israa’iil Waxay Aqbashay Danjirkii Ugu Horreeyay Ee Somaliland, Waxayna Qorsheynaysaa Inay Magacaabto Danjirkeeda

Israa'iil waxa ay aqbashay Dr. Maxamed Xagaa inuu noqdo safiirka koowaad ee Somaliland, waxaana dhawaan magacaabi doonta safiirkeeda, taasoo xoojinaysa xiriirka diblomaasiyadeed ka dib markii la aqoonsaday.