5 Israa’iili oo la dhigay isbitaal ka dib weerar rasaas ah
Shan Israa'iili ayaa la dhigay cisbitaalka ka dib weerar rasaas ah oo maanta dhacay, iyadoo dadka waxyeelada soo gaartay lagu daweeyay Isbitaalka Beilinson iyo Xarunta Caafimaadka Meir.