Netanyahu Waxa Uu Shaaciyay Booqasho Qarsoodi Ah Oo Uu Ku Tagay Imaaraadka Carabta Xilligii Dagaalka Iiraan
Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa shaaca ka qaaday booqasho qarsoodi ah oo uu ku tagay Imaaraadka Carabta intii uu socday dagaalka Iiraan, isagoo la kulmay Madaxweyne Sheekh Maxamed bin Zaayid Al Nahyan.
