Gantaal Iiraani ayaa ku dhuftey Dimona, waxaana ku dhaawacmey daraasiin qof
Gantaal Iiraan ayaa ku dhufatay magaalada Dimona ee koonfurta Israa'iil, bishii Maarso 21, 2026, kaasoo dhaawacay ku dhawaad 40 qof oo rayid ah isla markaana sababay khasaare baaxad leh.
