Netanyahu: Israa'iil Waxay Taageertaa Xayiraad Badeed Lagu Saaro Iiraan
Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa xaqiijiyay taageerada Israa'iil ee xannibaad dhinaca badda ah oo Maraykanku ku soo rogo Iiraan, isagoo xusay xad-gudubyada barnaamijka nukliyeerka ee Tehraan, isagoo arrintan ka sheegay…
