Wasiirka Difaaca Israa’iil oo Sharaxay Hawlgalka Dhulka ee Koonfurta Lubnaan
Wasiirka Difaaca Israa'iil, Israel Katz, ayaa shaaca ka qaaday hawlgal dhulka ah oo ka socda koonfurta Lubnaan si loo ilaaliyo waqooyiga Israa'iil loogana hor tago Xisbullaah, isla markaana loo burburiyo…
