Wasiirka Difaaca Israa’iil ayaa u magacaabay Sarkaal Sare oo ka soo jeeda Duruus Xoghayntiisa Milatariga
Jeneraal Guuto Hishaam Ibraahim, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Duruus, ayaa loo magacaabay xoghayaha milatariga ee Wasiirka Difaaca Israa'iil Katz, isagoo bedelaya Jeneraal Weyn Guy Markizeno.
