Madaxweyne Hersog Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Romania
Madaxweyne Isxaaq Hersog waxa uu khudbad taariikhi ah ka jeediyay Baarlamaanka Romania, isagoo u mahadceliyay hoggaamiyeyaasha saaxiibtinimada iyo iskaashiga ay la leeyihiin Israa'iil.
