Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo heshiis la saxeexatay shaqaale ka imanaya Kamboodiya Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa heshiis la saxeexatay in loo shaqaaleysiiyo kumanaan qof oo ka imanaya dalka Kamboodiya, kuwaas oo ka shaqeyn doona beeraha dalka Israa’iil.
Wasaaradda Beeraha oo heshiis la saxiixatay Kamboodiya si shaqaale loogu helo beeraha Israa'iil





















