Iskuxireha Hawlaha Dawladda ee Gaza oo la kulmay Madaxa UNICEF
Taliska COGAT oo uu hoggaaminayo Jeneraal-Weyne Yoram Halevy ayaa kulan la yeeshay Madaxa UNICEF Jonathan Veitch oo ka dhacay Yeruusaalem, si loo horumariyo xalalka biyaha iyo nadaafadda ee Gaza.
