Israa’iil oo qorsheynaysa ‘Diyaarado Samatabixis ah’ si ay dib ugu soo celiyaan dadkii ku xayirmay Imaaraadka Carabta dagaal awgiis
Israa'iil waxay bilowday "Hawlgalkii Libaaxyada Gacanka" si ay dib ugu soo celiso muwaadiniinteeda ku xayirmay Imaaraadka Carabta sababo la xiriira dagaalka Iran, iyadoo la kaashanaysa diyaaradaha Imaaraadka.






















