Arbaco, 6 May 2026

Hawlgalka Libaaxii Kacay

Amniga 4 toddobaadyo ka hor

Ciidamada Difaaca Israa’iil oo bilaabay ‘Weerarkii Ugu Waynaa ee Lubnaan Tan Iyo Markii Dagaalku Bilowday’

Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa fuliyay weerarkii ugu weynaa ee ay ka geystaan Lubnaan tan iyo markii uu dagaalku bilowday, iyagoo ku dhuftey qiyaastii 100 xaruumood oo ay leedahay Xisbullaah iyo goobo milateri oo ku yaalla guud ahaan…