Hawlgalkii “Midnight Hammer” wuxuu ahaa burburin dhammaystiran oo lagu dumiyey goobaha “Nuclear Dust” ee Iiraan.
Trump oo sheegay "Hawlgalkii Midnight Hammer" inuu burburiyay goobaha nukliyeerka ee Iran, wuxuuna dhaleeceeyay warbaahinta oo aan u mahadnaqin duuliyeyaasha.



















