Axad, 20 Sebtembar 2026

Hamas

Amniga 8 bilood ka hor

Ciidamada Israa'iil oo Duqeeyay Goobo Xisbulah

Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa maalintii Isniinta weeraray goobo ay ku sugnaayeen Xisbulah iyo Xamaas oo ku yaalla Lubnaan, waxaana ay ka digeen in dadka deegaanka ee degmada Kafar Xata iyo deegaanno kale ay isaga guuraan ka hor…