Faahfaahin Ka Soo Baxday Dagaal Ka Dhacay Lubnaan Iyo Argagixisada Oo Saddex Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Gaarka Ah Ee Israa’iil Lagu Dilay
Sarkaal ka tirsan ciidanka difaaca Israa'iil ayaa sheegay in saddex askari oo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Israa'iil ay ku dhinteen dagaal habeenimadii xalay ka dhacay koonfurta Lubnaan, kaas oo ay la galeen kooxaha argagixisada.
