Taliska Ciidanka Israa’iil: Israa’iil Ma Oggolaan Doonto Ciidamo Cadaw ah oo ku sugan Xadka Suuriya
Taliyaha Ciidanka Difaaca Israa'iil (IDF) Eyal Zamir ayaa booqday xadka Suuriya, isagoo ballan-qaaday inuu ka hor-tagi doono in ciidamo cadaw ah ay isku dhistaan xuduudaha Israa'iil.
