Ciidamada Israa’iil Ee Lubnaan Oo Ciribtiray Khatar Argagixiso Oo Ugu Hanqayray, Kana Helay Dhowr Kayd Hub Ah Oo Xisbulahah
Ciidamada Guutada Golaani ee Israa'iil ayaa ku dilay kooxo argagixiso oo ku sugnaa koonfurta Lubnaan, waxayna soo furteen kayd hub oo ay lahayd Xisbullaah oo ay ku jiraan dayuurado aan duuliye lahayn, gantaallo, iyo waxyaabo qarax ah.
