Goldman Sachs oo $400 Milyan ku maalgelin doona shirkad fadhigeedu yahay New York iyo Tel Aviv
Shirkadda Israa'iil ee la dagaalanka jabsiga kombiyuutarada ee Cyera ayaa soo uruurisay $400 milyan oo doolar oo ka yimid Goldman Sachs, taasoo qiimaheeda ka dhigtay in ka badan $12 bilyan iyo maalgelinteeda guud oo gaartay $2 bilyan.
