Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo Qoraal U Diray QM Ka Hadlaya Weerarada Xisbullaah oo Dalbaday in QM Mas’uuliyad Laga Saaro Iiraan Taageerida Xisbullaah
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa warqad u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay isagoo ku qeexay in Xisbullaah ay fuliyeen in ka badan 3,500 oo weerar, wuxuuna ku baaqay in Iiraan laga mas'uuliyadeeyo.
