Sida qayb ka mid ah baaritaanka, waxaa la eegayaa tuhunka ah in weerarka loo geystay sababo jinsiyad laysku necebyahay.