Ciidamada Israa’iil oo Ruux Argagixiso Ku-qabtay Weerar Yeruusaalem, Weerar Lagu Fashiliyay
Ciidamo ka tirsan kuwa gaarka ah ee Israa'iil ayaa gacanta ku dhigay nin 22 jir ah oo lagu tuhmayo inuu yahay ganacsade hub ah, kaasoo ku sugnaa xerada Shuafat ee magaalada Yeruusaalem. Howlgalkaas ayaa lagu soo afjaray weerar…
