Wasiirka Arrimaha Dibadda Sa’ar oo booqasho rasmi ah ku jooga Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa ku yimid booqasho rasmi ah oo taariikhi ah Somaliland, isagoo la kulmay Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi iyo masuuliyiin sare.





























