Booliska Jarmalka oo tababar uga qaadanaya Israa’iil difaaca diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
Booliisyo Jarmal ah oo lagu tababaray Israa'iil difaaca gantaallada casriga ah. Waxaa ka soo qayb galay in ka badan 40 ka qayb galayaal oo ka kala socday Jarmalka iyo Israa'iil, waxaana soo bandhigtay 12 shirkadood oo Israa'iili ah.
