Israa’iil oo shaacisay xog ku saabsan rabshadaha ka dhanka ah dumarka
Xafiiska Tirakoobka Dhexe ee Israa'iil wuxuu soo saaray xog ku saabsan rabshadaha ka dhanka ah dumarka ka hor Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Rabshadaha ka dhanka ah Haweenka, taasoo shaacisay
