Diyaaraddii Hogaamiyaha Iiraan Oo Lagu Burburiyay Dhulka
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) waxay burburiyeen diyaarad uu lahaa hoggaamiyaha Iiraan Cali Khamenei garoonka diyaaradaha ee Mehrabad ee magaalada Tehraan maalintii Isniinta, taasoo saameysay isku-dubaridda milatariga ee xukuumadda.
