Israa’iil Waxay Bilowday App Si Looga Hortago Xadgudubka Ka Dhasha Kaararka Gawaarida Dadka Naafada Ah
Wasaaradda Gaadiidka Israa'iil ayaa bilowday barnaamij tijaabo ah oo looga gol leeyahay in laga hortago si khaldan loo isticmaalo ogolaanshaha baarkinka dadka naafada ah iyadoo la adeegsanayo nidaam cusub...
