Ciidanka Cirka Israa’iil oo dhammaystiray weerarro kale oo lagu qaaday ciidamada Iiraan
Ciidanka Cirka Israa'iil waxa uu habeenimadii Arbacada fuliyay weerar ballaaran oo lala beegsaday kaabayaal gantaallo ridda ah iyo goobaha lagu rido ee Iiraan, kuwaas oo ku yaalla galbeedka iyo bartamaha dalka.























