Tirada Dadka Israa’iil oo Gaartay 10.3 Milyan Kahor Sannadka Cusub ee Yuhuudda
Tirada dadka Israa'iil ayaa gaartay 10.3 milyan, waxaana dadka Yuhuudda iyo Carabta ay ka yihiin 78.3% iyo 21.7% siday u kala horreeyaan, sida uu soo weriyay Xafiiska Dhexe ee Tirakoobka.
