Dowladda oo ka shaqeyneysa sidii loo magdhowi lahaa dadka guryahooda ku burbureen weeraradii Iiraan
Dowladda Israa'iil ayaa isku dubbaridaysa sidii loo heli lahaa hoy ku meel gaar ah dadka guryahooda ay si weyn u soo gaareen waxyeelo ka timid weerarradii Iiraan iyo Xisbullaah.
