Turkiga Erdogan oo dacwad ku soo oogay Ra’iisul Wasaare Netanyaahu iyo Mas’uuliyiin kale
Turkiga ayaa dacwad ku soo oogay Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu iyo 34 kale oo ka tirsan saraakiisha sare ee Israa'iil, kadib markii la joojiyay doonyo gargaar oo loo dirayay Gaza sanadkii 2026.
